Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caafimaadka oo la kulantay dhiggeeda dalka Kuwait

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caafimaadka oo la kulantay dhiggeeda dalka Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo Kuwait uga qeybgelaysa shirka kalfadhiga 62-aad ee wadammada Bariga iyo Mediterranean ayaa la kulantey wasiirka caafimaadka ee dowladda Kuwait Dr. Ali Al cubeydi.

Labada wasiir ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal gaar ahaan dhinacyada Caafimaadka iyo in dowladda Kuwait ka qeybqaadato dib u dhiska  isbitaalada dalka, iyo sidii ay kaalin uga qaadan lahayd tababarrada dhaqaatiirta guud iyo kalkaaliyaasha caafimaadka ee dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Dowlada Kuwait ayaa ballanqaadday in ay ku caawin doonta wasaarada caafimaadka gaadiidka gurmadka deg degga ah oo qalabkooda u dhameestiranyahay
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya  ayaa sidoo kale la kulantey hay’ado caafimaad iyadoo kalana hadashay sidii ay gacan uga geysan lahaayeen baahida caafimaad ee ka jirta dalka.
kulamadaan ayaa waxaa wasiirka ku wehleyey Danjiraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat C/qadir Amin sheekh , La taliyaha wasiirka caafimaadka Dr. Abdisamid Hassan iyo u qeybsanaha Waxbarshada iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaliya ee dalka Kuwait Dr. Abdilatif Xuseen.
unnamed (1) unnamed (2) unnamed
Previous Post

Guddoomiye Jawaari “Wadahadallada Mooshinka Weey Bilaabanayaan Berri Subax”

Next Post

Taliyaha Booliska oo kulamo la leh saraakiisha booliiska Puntland

Next Post
Taliyaha ciidanka Booliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Garowe “Sawirro”

Taliyaha Booliska oo kulamo la leh saraakiisha booliiska Puntland

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In