Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo magaalada Baydhaba ka dhagax dhigtay Cisbitaal SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo magaalada Baydhaba ka dhagax dhigtay Cisbitaal SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wakiilo Kasocoday Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku dhaxdhigay Cisbitaal cusub Laguna daryeelidoono Bulshada magaalada.

Cisbitaalkan Cusub ee laga dhisidoono Magaalada Baydhabo Islamarkaasina Lagu daryeelidoono Caruurta iyo Haweenka ayaa waxaa maanta magaalada baydhabo Siwadajir ah ugadhagax dhigay Wasiirada Caafimaadka Dawlada Soomaaliya .Agaasimaha Guud ee Mashaaricaha Sacuudiga ee Geeska Afrika iyo Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa Sidookale Gobta lagu dhagax dhigaayey Cispitaalka Ku sugnaa wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka KG . Iyo Madaxda Maamulka Gobolka Kan Degmada .

Maxamed iidle Sabriye Mdaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka OIC iyo Sacuud al aweys oo ah Agaasimaha Guud Mashaaricaha Dawlada Sacuudiga ee Geeska Afrika ayaa Munaasabada Dhagaxdiga Hadal kajeediyey.

Waxaan aad uagafaraxsanahay Sida Suurtigalka ay Noogu noqotay in aan Dhagaxdhigno Cispitaal loo dhisaayo Hooyada iyo Dhalaanka .Waxaan Wadamada Islaamka aan ka hergalinaa Mshaarico Farabadan.

Wasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed Iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka KG ayaa si aad ah uga mahadcelisey Ururka Iskaashiga islaamka iyo waliba Dawlada Sacuudiga Mashaaricaha farahabadan ee ay kawadaan Dalka Soomaaliya
Dawlada Sacuudiga Iyo Uruka Iskaashiga Islaamka Aad ayaan Ugamahadcelinaynaa Sida ay nooga ogolaadeen in ay Noo dhisaan Cisbitaal oo bahidiisa ay Aad utaagneed.

b1

b2

b3

b4

Previous Post

Baarlamaanka oo meel mariyay hindise sharciyeedka Maxkamadda dastuuriga

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In