Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo qaabishay wafdiga ka socda hay’adda caafimaadka adduunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo qaabishay wafdiga ka socda hay’adda caafimaadka adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo wafdi sare oo ka socday WHO oo dhawaan dalka soo gaaray ayaa ka wada hadlay sidii uu qofwalba oo Soomaali ah u heli lahaa caafimaad aasaasi ah oo dhameystiran

Kulankan oo cinwaan looga dhigay helidda adeeg caafimaad oo loo dhanyahay ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi sare oo ka scoday  hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO kuwaas oo dhawaan dalka u yimid inay qiimeeyaan xaaladaha caafimaad ee dalka ka jira .

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Labada dhinac ayaa inta uu kulanka socday waxey ka wada hadleen qaabka loo wajahayo halbeegyada caafimaad si loo gaaro hadafka ugu dambeeya oo ah in la helo caafimaad loo dhanyahay oo ay ka faa’iideystaan bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka oo dhan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Cabdullahi Xaashi Cali oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay labada dhinac ka wada shaqeyn doonaan sidii qof walba oo Soomaali ah uu u heli lahaa caafimaad aasaasi ah oo dhamaeystiran.

Wafdiga sare ee ka scoda  hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo uu hogaaminayo  Agaasimaha Guud ee caafimaadka loo dhanyahay Peter Salama ayaa muddada ay dalka joogaan waxay booqan doonaan meelo badan, waxeyna Wasaaradda caafimaadka kala shaqeyn doonaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha caafimaad ee taagan.

Previous Post

Ciidanka kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa deegaanka Toorotoorow “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo sharxay muhiimadda ay argagixisadu u lahayd deegaanka Toorotoorow

Next Post
Ciidanka kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa deegaanka Toorotoorow “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo sharxay muhiimadda ay argagixisadu u lahayd deegaanka Toorotoorow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In