Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaatiirtan oo ka koobnaa 10 dhaqtar oo ka kala socday Qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa Qaliimo kala duwan ku sameeyay 40 Qof oo qabay dhaawacyo Burburka lafaha u badan kuwaas oo wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ay dalbatay in gudaha dalka lagu baxnaanayo si adeegga caafimaad ay gudaha dalka uga faaiideystaan Bulsho badan oo dhaawacyo Qaba.

Wasiirka Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Marwo Xaawo Xasan Maxamed oo Garoonka Diyaaradara Aadan Cadde ku sagootisay Guddomiyaha Ururka Dhaqatiiran Ayaa Sheegtay in Dhaqaatiirtan ay ahaayeen kuwa Dhameystiran oo isa soo qabanqaabiyay islamarkaana dalka howlo caafimaad u joogay Kow iyo Toban Maalmood.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

“Een Wafdigaan Wuxuu Ahaa dhaqaatiir 10 qof ka kooban oo afrika dhinacyadeeda kala duwan ka kala yimd oo loogu talagalay in ay caawiyaan wadamada Afrikaanka een markii wadddanka dhibaatooyin badan ka dheceen waxaa aragnay in dhaqaatiirta qaarkood xirfadaha ay u baahanyihiin aysan ka heli Karin waddanka”

Marwo Xawa Xasan Ayaa hadlkeeda intaa ku Dartay in dhaqaatiran ay aheeyn kuwii ugu Horreyay goor dhawna ay Qorsheynayaan in dalka ay soo gaaran Dhaqaatiir kale oo Qaliin iyo Daweyn ka fuliya Dalka.

Kuwaan waa kuwii kobaad ee hada yimid waxaan isku dayeynaa  in aan kuwa kale ka keeno wadama kale marka waxaan rajeyneynaa in baahida daryeelka caafimad loo qabo wadanka dhan in aan buuxin karno marka uu barnaamishkan inoo hirgalooo aan inbadan soo galino dadbadan oo sidaa ah wax qaban karno wadankii wax kaqaba naayo waliba waxey faaido kale lee dahay osbitaalka ay ka shaqeeyan xirfadooda kor ayey uqaadmeysaa ileen waxaa yimid dad isbishaal ah oo hoosha sii wada

dr mashed onguti guddomiyaha Dhaqaataas ayaa xusay in ay ku guuleysteen Howlihii Caafimaad ee Soomaaliya ay u yimideen, Markalana ay ku soo laaban doonaan soomaaliya si ay u caawiyaan dadka soomaaliyeed.

marka hore waad mahadsan tahay anigoo ka faaideysa naayo furdan qaaliga ah waxaan u mahad celinaayo dowlada soomaliya iyo wasiirka wasaarada caafimadka oo fursad inoo siiyay in aan la kulano dadka bukaanka ah anaga muhiima deyna waxey tahay in aan caawino bukaanka African ah

inkastoo gudaha dalka ay ku yaalan xaruma caafimaad oo aad u Tirabadan islmarkaana ay ka hool galaan dhaqaatir kala duwan ayaa hadana waxaa wali dalka kajira baahiya caafimad taaso xiliyada qaar sababta in adeegya caafimad loo aado dalka diba diisa,

 

Previous Post

Ciidanka XDS oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay nawaaxiga Qoryooleey

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In