Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo shaacisay in 27-ka bishan la bilaabi doono socdaal qiimeyn ah oo lagu tegayo maamul goboleedyada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo warbixin ka soo saartay baaritaan xaqiijineedka ee cudurka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur oo ku dhawaaqday tirade xaaladaha cusub ee COVID-19 ee Soomaaliya.

Xaalada cusub 24-kii saacadood ee u dambeeyey ayaa ah 46:

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Gobolka Banadir: 41

 Puntland: 5

Wasiiradda ayaa tilaamntay mudiimada ay leedahay in bulshadu raacdo tilmaamaha Wasaaradda Caafimaadka.

Wasiiradda waxay bulshada la wadaagtay in xalay Magaalada Muqdisho la keenay dad Soomaaliyeed oo laga keenay dalka Turkey. Wasaaradda Caafimaadka ayaa la socota caafimaadkooda iyaga iyo inta ay xiriir la sameeyaan.

Sidoo kale dawladda Soomaaaliya waxay u diyaar garoobaysaa dad Soomaali ah oo ku xanniban dalka Saudi Arabia.

Sida qorshuhu yahay, beri Axad 27 April 2020, waxaa bilaaban doona safar ay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradaha iyo hay’adaha kale iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ay ku tegi doonaan Maamul Goboleedyada.

 

 

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho Ka Qeybisay Agab Caafimaad oo Qeyb Ka Qaadanaya Qorshaha Xakameynta Cudurka COVID-19

Next Post

Tartamayaasha Degmada Jilib oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka kaddib markii ay tartanka ka ciribtireen dhigooda Xamarweyne

Next Post
Tartamayaasha Degmada Boondheere oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Jilib oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka kaddib markii ay tartanka ka ciribtireen dhigooda Xamarweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In