Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Aadan Cadde ku soo dhaweysay wafdi ka socda WHO

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Aadan Cadde ku soo dhaweysay wafdi ka socda WHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo ay weheliyaan, Agaasimayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Agaasime Gobaleedka Mandiqadda Mediterranean-ka ee loo soo gaabiyo (EMRO) ee Urrurka  Caafimaadka Adduunka ee ( WHO) Dr Ahmed Al-Mandhari kaas oo Seddex sanno gudaheed markii labaad soo gaaray magaalada Muqdisho.

Mas,uuliyiinta ka socday WHO ee dalka soo gaaray ayaa muddada ay joogaan waxeey Wasaarada Caafimaadka Kala hadli doonaan Sare u qaadida dadaalada isdaba jooga ah ee loogu jiro Horumarinta Caafimaadka Dalka.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo soo dhaweynta kadib la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sharaxday waxyaabaha muhiimka ah, Oo ay kawada shaqeyn doonaann mas’uuliyiinta ka socota WHO ee maanta soo gaartay Muqdisho ee uu hoggaaminayo Dr Ahmed Al-Mandhari oo u dhashay dalka Oman.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

Next Post
Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In