Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaari loogu talagalay adeegyada caafimaad ku wareejiyay Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaari loogu talagalay adeegyada caafimaad ku wareejiyay Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta mid ka mid ah Gawaaridii Hey’adda WHO ugu deeqday Wasaaradda Caafimaadka ku wareejiyey Maamulka Gobolka Banaadir.

Gaarigan oo noociisu yahay Hardtopka ayaa loogu talagalay in lagu fududeeyo howlaha Caafimaadka Gobolka banaadir  gaar ahaan qeybta tallaalka oo howl aad u wayn ay ugu socoto bulsho waynta Soomaaliyeed ee ku nool Banaadir iyo deegaannada ku dhow dhow.

Related posts

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyi gellinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa ka mahadceliyey gaariga lagu wareejiyey maanta waxa uuna xusay in gaarigan wax badan ka tari doono adeegga bulshada ay u hayaan qeybta Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan waxa uu daahfuray barnaamijka Solar-ka ee loogu talagalay Xarumaha Caafimaadka ee loogu adeego bulshada kiisii ugu horeeyey ee laga hirgelliyey Xarubta Caafimaadka degmada Xamarwayne oo ah xarun thaariikhi ah bulshadana loogu adeegayey muddo fog.

Hey’adda Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka hergelliyay barnaamijka Solar System-ka ee lagu qalabaynayo Xarumaha Caafimaadka dad waynaha Xarunta Caafimaadka degmada Xamarwayne ee Gobolka Banaadir, taasoo la filayo in wax badan ay ka badeli doonto qarashaadkii faraha badnaa ee ku bixi jiray Korantada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qeybgaley maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS ee ku sugan Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS ee ku sugan Beladweyne “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS ee ku sugan Beladweyne "SAWIRRO"

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
0

    WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar...

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026
0

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga...

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
0

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In