Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Heshiis iskaashi ah la saxiixatay dhigeeda dalka Suudaan+(Sawirro)

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Heshiis iskaashi ah la saxiixatay dhigeeda dalka Suudaan+(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa Heshiis Iskaashi wada shaqeyn ah la saxiixatay  dhigeeda Dalka Suudaan Baxri Abul Qardah.

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo mudo afar cisho ah howlo shaqo u joogty Magaaladda Khartuum ee Xaruunta Dalka Suudaan ayaa Heshiis iskaashi Caalamiha ah oo dhaxmara Labada Wasaaradood ee Suudaan iyo Soomaaliya Quseeyana Dhanka Caafimaadka kula saxiixatay dhigeeda Dalka Suudaan  Baxri Abul Qardah,

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

iyadoo  uu jiray Heshiisyo horay ay u wada galeen Labada Wasaaradood hadana Heshiiska la galay waxa uu daba joogay kii hore inkastoo  qodobo qaar lagu kordhiyay halka kuwo kalana laga dhimay sida ay hadalka u dhigtay Wasiiraka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo la hadleysay Warbaahinta Qaranka.

Heshiiska ay wada galeen labada Wasaaradood ee Caafimaadka Soomaaliya iyo Suudaan  ayaa inta baadan waxa uu xoogga saarayaa sidii tababaro dhanka Xeel dheerayaasha Caafimaadka la isu dhaafsan lahaa ,Shuruucda Caafimaadka,Dawooyinka ,iyo Adeegyada Caafimaadka la bixiyo sidii kor loogu qaadi lahaa.

Gabagabadii Heshiiska ayaa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur waxay u mahadcelisay dhigeeda Dalka Suudaan  Baxri Abul Qardah iyadoo sidoo kale u Mahadcelisay  Dowladda iyo Shacabka Suudaan sida ay u jecelyihiin marwaliba garab istaaga Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo Dadka ku nool Deegaanada Hirshabeelle

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Sawirro

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In