Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS Oo  Kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Ee Banaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS Oo  Kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Ee Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr Cali Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir oo kamida isbitaalada ay gacanta ku heyso Dowladda ee sida lacag la’aanta ah ugu adeega qeyba ugu nugul bulshada, waxaana soo dhaweeyay maamulka sare ee Isbitaalka.

Wasiirka ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee Isbitaal Banaadir Sida Qeybaha lagu daryeelo hooyooyinka iyo caruurta ,Farmashiyaha bukaan socodka, qeybta Matoorada iyo Korantada, xaruunta Warshada Kalyo-Dhaqista ,Qeybta lagu koriyo caruurta aan bilo dhameysan iyo qeybo kale oo muhiima, wuxuuna u kuurgalay qaabka ay u socdaan shaqooyinka maalin laha ah ee Isbitaalku u fidiyo bukaanada oo isugu jira haweyn iyo caruur, isagoo dhinaca kale warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Isbitaalka oo la wadaagay qaabka ay howhsu u socota iyo caqabadaha jira ee xalka u baahan.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Mudane Cali Xaaji Aadan oo kormeerka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa
<span;>Bogaadiyay shaqooyinka hufan ee ka socda Isbitaalka ,wuxuuna dhinaca kale xusay Inay xal u raadin doonaan Culeeysyada iyo baahiyaha Isbitaalka.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobey

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In