Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada kampala uga qayb galay dood cilmiyeed ay soo qabanqaabisay madasha Kasmaal oo ay ka qayb galeen Ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Uganda ka barata Culuumta Caafimaadka.

Wasiirka ayaa Ardeyda kala hadlay xaaladda guud ee dalka iyo halka ay wax marayaan waxa uuna xog wareystey Caqabada heysata Ardeyda Caafimaadka ee wax ka barata dalka Uganda, waxa uuna tilmaamay in heerka horumarineed ee Caafimaadka Soomaaliya uu ku jiro geedo soo bilowdey xili hore hadana maraya meel fiican oo hoga tusaalaynayso gaarista yoolka dowladda ee Caafimaadka Dalkeena.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Wasiirka ayaa sidoo kale ka qeyb galey madasha Kasmaal oo ah madal dood Cilmiyeed taas oo looga hadlayey Maalgelinta daryeelka Caafimaadka Soomaaliya iyo caqabadaha kutiirsanaanta maalgelinta deeq bixiyeyaasha.

Madashan ayaa fursad siineysay Ardayda baratay Caafimaadka iyo dhallinyaradda aqoonyahanada ah ee Soomaaliyeed oo danaynaysa in ay helaan macluumaad ku saabsan arrimaha Maalgalinta Caafimaadka iyo guud ahaan geedi socodka Caafimaadka dalka.

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala Safaaradda.

Previous Post

Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo la gaarsiiyay gargaar Beni’aadannimo

Next Post

10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay  fatahaadda Webiga Shabeelle

Next Post
10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay  fatahaadda Webiga Shabeelle

10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay  fatahaadda Webiga Shabeelle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In