Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ku simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey dilkii saaka loo gaystay Marxuum Anwar Xaaji
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa la kulmay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cuthman, ayagoo ka wada hadlay sidii labada dowladood ay iskaashi ugu yeelan lahaayeen horumarinta Garsoorka.

Kulanka oo looga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso horumarinta arrimaha garsoorka ee dalka, ayaa waxa uu Wasiirku dowladda Imaaraadka uga mahadceliyay mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan gudaha dalka.

Related posts

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026

Safiika Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Cuthman ayaa uga mahadceliyay Wasiirka dadaalkiisa ku aadan horumarinta garsoorka, waxaana uu intaa raaciyay inay ku dadaalayaan sidii ay u joogteen lahaayeen mashaariicda kala duwan ee ay ka hirgelinayaan gudaha dalka.

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Xukuumadda oo loogu baaqay in degmada Rabdhuure ay gurmad gaarsiiso

Next Post
Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed oo booqday degmada Waajid

Xukuumadda oo loogu baaqay in degmada Rabdhuure ay gurmad gaarsiiso

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026
0

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In