Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo tababar u soo xirey 17 Xeer ilaaliye”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda oo tababar u soo xirey 17 Xeer ilaaliye”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo tababar loogu soo xiryay 17 Xeer ilaaliye oo mudoo Lix bilood ah qaatay tababar ayaa waxaana ka qeyb galay Wasiirka Cadaaladda, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ku xigeenkiisa, gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, qaar kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobalka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur iyo Xasan Maxamed Cali Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka dalka oo goobta ka hadlay ayaa dhiirigaliyay talaabadan xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka uu ku qaatay Xeer ilaaliyaal cusub.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo hadal dheer ka jeediyay goobta ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay u baahan tahay cadaalad isla markaana xafiiska xeer ilaalinta ay si cadaalad ah ugu adeegaan shacabka Soomaaliyeed.

Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka codsaday hay’adaha ay ku qeyso in si deg deg ah u soo dhisaan gudiga adeega garsoonka oo shaqo muhiim ah u haya dalka.

“Golaha Wasiirada, Madaxweynaha, Barlamaanka, ururka Qareenada iyo cidkasta oo ay quseyso waxaa ka codsanaynaa oo walina cod dheer ugu codsanaynaa in golihii adeega garsoorka la dhiso si loo sameeyo dib u habeynta garsoorka dalka” ayuu yiri Dr Axmed.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Somaaliya C/laahi Axmed Jaamac “Ilojir” ayaa kula dardaaramay xeer ilaaliyeyaasha maanta tababarka loo soo xirey in wixii ay barteen si cadaalad ah ugu adeegaan dadka Soomaaliyeed oo ku ooman cadaalad barax la’.

“Aqoonta aan barateen iyo siminaarka aad qaadateen mudada Lixda Bilood ah ka dhiga mid camal ah” ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya.

Wasaaradda Cadaaaladda Xukuuamdda Somaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in Wasaaradu ay xooga saari doonto sidii loo heli lahaa dad aqoon iyo khibarad u leh arimaha cadaalada oo tababaro siiya dhalinyarada cusub.

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

DSC01561

DSC01562

DSC01567

DSC01568

DSC01569

DSC01570

DSC01571

DSC01572

DSC01573

DSC01574

DSC01575

DSC01576

DSC01577
Sawir Qaade: Farxaan Maasgaro

Previous Post

Amniga Xarunta Baarlamaanka oo laga hadlay”SAWIRRO”

Next Post

Real Madrid oo Xasuuqday Granada iyo Ronaldo oo Shan Gool Dhaliyay “Sawirro”

Next Post
Real  Madrid oo Xasuuqday Granada iyo Ronaldo oo Shan Gool Dhaliyay “Sawirro”

Real Madrid oo Xasuuqday Granada iyo Ronaldo oo Shan Gool Dhaliyay "Sawirro"

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In