Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bulshada Waajid ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan “SAWIRRO “

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bulshada Waajid ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan “SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Waajid maanta kulan kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka, isaga oo ka dhagaystay dhibaatooyinka ay argagixisada ku hayaan Bulshada, taas oo isugu jirta in gabi ahaanba ay gadiidka Xamuulka ah u diideen inay Waajid u gudbaan si ay u geeyaan raashinka iyo alaabaha ay u wadaan ganacsatada iyo shacabka  Magaalada oo ay ku go’doomiyeen.

Odayaasha dhaqanka ayaa Wasiirka u sheegay in dowladda Soomaaliya iyo maamulka koofur galbeed ay Mas’uuliyad ka saaran tahay Amniga iyo nolosha Bulshada Waajid dagan, iyaga oo soo jeediyey in si deg-deg ah looga dulqaado Maleeshiyaadka iyo horjoogayasha nolosha iyo hurumarka u diidan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa balanqaaday in howlgallo lagu furayo Waddooyinka Waajid ay qaadi doonaan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed   si looga dulqaado Argagixisada mudadda ka badan 10 sano go’doonka ku haya degmada Waajid ee Gobolka Bakool waddooyinka soogala .

Ugu dambayntii odayaasha dhaqanka oo  la kulmay Wasiirka Cadaaladda waxay ka codsadeen in  degmada Waajid laga hirgaliyo isbitaal u adeego shacabka danta yar oo lacag la’aan ah.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo wareysi  siiyay Telefishinka Turkiga ee TRT World

Next Post

Maanta oo kale waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee qoxootiga adduunka

Next Post
Maanta oo kale waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee qoxootiga adduunka

Maanta oo kale waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee qoxootiga adduunka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In