Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Shirka Qaramada Midoobay kaga hadlay arrimaha garsoorka dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Shirka Qaramada Midoobay kaga hadlay arrimaha garsoorka dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa diirada lagu saaraa arrimaha Garsoorka iyo sidii loo horumarin lahaa Hannaanka Caddaaladeed, waxaana shirka lagu qabtay magaalada New York ee dalka Mareykanka Soomaaliya uga qayb galay Wasiirka cadaaladda dalka Mudane  Xasan Xuseen Xaaji oo shirkaas ka jeediyay khudbad dheer oo uu uga hadlay hannaanka  Garsoorka  Soomaaliya.

Wasiirka ayaa khudbadiisa waxa aa uu diiradda ku saaray sida ay dowladda Soomaaliya uga go’antahay in la horumariyo hannaanka caddaallada dalka iyo dadku u helan garsoor hufan, waxaa uu Wasiirku halkaa ka sheegay in Wasaaraddu ay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhisi doonto golaha Adeega Garsoorka Dalka, sidoo kale ay sameyneyso guddiga la dagaallanka Musuq Maasuqa kuwaas oo aan hadda jirin .

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxaa hadda jira wax yar oo hor u kac ah oo laga sameeyay dhanka Garsoorka afartii sano ee ugu dambeysay, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka go’an in Garsoorka la horumariyo, waxaase jira caqabado badan oo cadaallada dalkeena horyaalla sida amni darada iyo awoodda dowladda oo aan ku filneyn”ayuu yiri Mudane Xaaji.

Wasiirka ayaa intii uu New York ku sugnaa waxaa uu kulan la qaatay mas’uuliyiin badan oo ka mid ahaa ka qayb galayaasha shirka, waxaana ka mid ah xubnaha uu la kulmay haweeneyda ugu sareysa Hay’ada UNDP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta, waxaa sidoo kale uu khudbadiisa kaga codsaday Caalamka in dowladda Soomaaliya laga gacan siiyo dhismaha machadka tababarada Garsoorayaasha, taas oo qayb weyn ka qaada karta horumarinta caddaallada.

Previous Post

R.W Kheyre oo la dar-daarmay Ergooyinka Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee hannaanka dib-u-heshiinta “SAWIRRO”

Next Post

R.Wasaare Kheyre “Dagaalka Hiiraan waa in si shuruud la’aan ah loo joojiyaa”

Next Post
R/wasaare Khayrre oo Turkiga uga mahadceliyey taageerada kabka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka

R.Wasaare Kheyre “Dagaalka Hiiraan waa in si shuruud la'aan ah loo joojiyaa”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In