Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose u ambaxay wafdi heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, qaybna ka yihiin Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta, Wasiir-dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Wadaaradaha Dawlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya.

Safarkaan oo ah mid loogu kuurgalaayo Arrimaha nabadgalyada, caddaaladda, dib-u-heshiisiinta iyo horumarka ayuu ujeedkiisu yahay in la dardar galiyo barnaamijyadii xasilinta ee ka socday Gobolka Shabeelaha Hoose.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Taas oo loo maraayo in loo kuurgalo habka ugu wanaagsan ee cashardii laga bartay hawlgalada xasilinta loogu dabbaqi lahaa deegaannada kale ee dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta.

Waxaa xusid mudan in magaalada Marka iyo guud ahaan Gobolka Shabeelada Hoose uu xuddun u ahaa hawlgalka la dagaalanka Khawaarijta iyo xasilinta sannadihii inna soo dhaafay.

Previous Post

Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo furay aqoon isweydaarsi ku saabsan Dhab u heshiisiinta Qaran

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo furay aqoon isweydaarsi ku saabsan Dhab u heshiisiinta Qaran

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo furay aqoon isweydaarsi ku saabsan Dhab u heshiisiinta Qaran

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In