Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cusub ee Gaadiidka Badda oo kulan la yeeshay gamacsato

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cusub ee Gaadiidka Badda oo kulan la yeeshay gamacsato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaarad Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Soomaaliya Mudane Nuur Faraax ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ganacsato Soomaaliyed iyo mas’uuliyiin ka socday Rugta ganacsiga soomaaliya ayaa halkaasi kaga dhageesta wasiirka cabasho ay mujinayeen ganacsatda soomaaliyed ee kulankasi ka qeyb gashay.

Kulnkaan ay maanta yesheen qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyed iyo wasiirka cusub wasaarada Gaadiidkada Bada iyo Dekadaha Soomaaliya Mudane Nuur Farax ayadoo kulnkasi ay goob joog ahayeen wasiir ku xiigeyn wasaarada Gadiidka Badda iyo Dekadaha Soomaaliya mas’uukiyiinta shirkadaha ganacsi ee dalka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ujeeda kulankan maanta ayaa aheyd sidii xal loogu heli lahaa muran ku saabsan qiimaha canshuurta Dekada Muqdisho oo ganacsatada cabasho ka keeneen, waxaana mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ay ka wada hadleen sida looga baahan yahay in ay wada shaqeeyaan Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Soomaaliya iyo ganacsatada Soomaaliyeed oo isticmaashada Dekadaha Soomaaliya.

Qaar ka mid ah ganacsatada kulnkasi ka qeyb gashay ayaa ugu horeyn soo bandhigay caqabadaha heysata iyo dhibaatoyinka sida gaar ah u sameyeey ganacsigooda iyagoo Wasiirka ka dalbaday in uu arrimhaasi wax kala qabto.

Wasiirka wasaarda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Soomaaliya Mudane Nuur Faraax oo ugu dambeyntii kulankasi hadal ka jeediiyay ayaa balan qaday in ganacsatada uu garab Is taagi doono isla markaana uu wax kala qaban doono dhibaatooyinka ay u soo gudbityeen.

Previous Post

kulan looga hadlayay ahmiyadda Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Kulan lagu heshiisiinaayay Beelo wada dega gobolada dhexe oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan lagu heshiisiinaayay Beelo wada dega gobolada dhexe oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan lagu heshiisiinaayay Beelo wada dega gobolada dhexe oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In