Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Beeraha oo beeniyay warar sheegayay in uu xilka iska casilay “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Beeraha ee xukuumadda Soomaalyia ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay Warbaahinada qaar baahiyeen oo sheegayay in uu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee loo Magacaabay.

Xildhibaan Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo ah Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo la haddlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in aanu waxba ka jirin haba yaraatee wararka ay Warbaahinada qaar baahiyen oo sheegayay in uu iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee loo magacaabay,

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wasiirka ayaa tilmaamay in uu aad ugu faraxsanyahay Mas’uuliyadda uu u igmaday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Isla markaana uu ku shaqayn doono.

Mudane Xusen Maxanuud Sheekh Xuseen Wasiirka Beeraha Soomaaliya waxa uu Warbaahinta Wararkaas beehiyay ka dalbaday in ay hubiyaan wararka ay bulshada u gudbinayaan, isagoo xusay in ay muhiimtahay in aan la marin habaabinin bulshada.

Ugu dambayn Wasiirka Beeraha Soomaaliya waxa uu sheegay in uu damacsanyahay in Wasaaradda uu ku soo kordhiyo qorshe badan si loo horumariyo wax soo saarka beeraha oo uu sheegay in muhiimadd wayn ay dalka iyo dadkaba u leedahay.

Hadalka Wasiirka Cusub ee Beeraha Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa waxa uu imaanayaa xilli xalay waqti dambe uun lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, iyadoo Maantana Warbahinada qaar ay qoreen in uu is casilay Wasiirka hase ahaate Wasiirka uu hadalkaas ku tilmaaamay mid been abuur ah.

Halkan ka dhageyso Wareysi gaar ah oo uu Wasiirku siiyay Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/Wasiirka-Beeraha-Xuseen-Maxamuud-Shiikh-Xuseen-ok.mp3
Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Abaal Marinta FIFA Ballon d’Or “SAWIRRO”

Next Post
Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Abaal Marinta FIFA Ballon d’Or “SAWIRRO”

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Abaal Marinta FIFA Ballon d’Or “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In