Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dastuurka oo Koonfur Africa uga qeyb galay shirka Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka Africa “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dastuurka oo Koonfur Africa uga qeyb galay shirka Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka Africa “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka sanadlaha ah ee uu qabto machadka Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada waarta ee Afrika oo ahaa kan 14 aad ayaa waxaa uu ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Africa ayada oo sanadkaan looga hadlayo sharafta iyo sumacadda Doorashooyinka Africa.

Soomaaliya ayaa shirkaan waxaa uga qeybgalaya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xillibaano, Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dastuurka iyo sido kale masuuliyiin ka socota Xafiiska Ra’iisil Wasaaraha dalka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sanatar Xuseen Sheekh Maxamuud Xoghayaha guddiga dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka ee labadda Aqal oo shirka ka qeybgalaya ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in la is waydaarsaday arimo la xariira Doorashooyinka Afrika isla markaana lagu soo bandhigay Warbixino laga soo aruuriyay Doorashooyin ka dhacay dalal ka tirsan Afrika.

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa sido kale kulamo kale ay la qaateen qubaro u Dhashay Koofur Afrika oo ay kala hadleen arrimaha Doorashooyinka, dib u heshiisiinta hirgalinta nidaamka Dastuurka iyo qodobo kale.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Sh.hoose ku dilay in badan 30 Maleeshiyo

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay dhigiisa Mareykanka Trump

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay dhigiisa Mareykanka Trump

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay dhigiisa Mareykanka Trump

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In