Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Deegaanka oo dalka Sacuudiga uga qeyb gashay shir looga hadlayay Cagaarinta Bariga dhexe

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Deegaanka oo dalka Sacuudiga uga qeyb gashay shir looga hadlayay Cagaarinta Bariga dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi,  ayaa Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya uga qeybgashay shir-ka Golaha Wasiirada ee Barnaamijka Cagaarinta Bariga dhexe (The Middle East Green Initiative”MGI” Ministerial Council Meeting) oo ay ku kulmeen wadamada aas aasay MGI oo ay soomaaliya qeyb ka tahay.

Shirkan waxaa kasoo qeybgalay inta badan Wasiirrada jaamacadda Carabta waxaana Hindisaha MGI uusoo bilowday 2021 kii kadib markii ay 30 waddan oo ka tirsan Jaamacadda Carabta ay ku kulmeen Magaalada Riyaad si looga hortago xaalufka iyo deegaan burburka, Deegaankana dib loogu soo nooleeyo.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Labaatan dal oo ay hoggaaminayso Sacuudi Carabiya, Soomaaliyana ay xubin ka tahay ayaa billaabay diyaarinta Barnaamijka MGI oo hadafkiisu yahay in la beero 50 bilyan oo geed dhamaadka sanadka 2030-ka.

Soomaaliya ayaa sanadkii ugu horeeyay ku dhawaaqday in la beero ku dhawaad 10 milyan oo geed oo uu Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay ( Hindisaha Soomaaliya Cagaaran), oo ay Wasaarada Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxbadan ka qabatay labadii sano ee lasoo dhaafay.

Previous Post

Shirka dib-u-eegidda habraacyada isku dabaridka dhaqaalaha Buluugga ah oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Xukuumadda DanQaran oo soo bandhigtay Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029

Next Post
Xukuumadda DanQaran oo soo bandhigtay Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029

Xukuumadda DanQaran oo soo bandhigtay Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In