Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhalinyarad Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gabdhaha Xirfadlayaasha Caafimaadka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhalinyarad Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gabdhaha Xirfadlayaasha Caafimaadka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Golaha ay leeyihiin Gabdhaha dhalinyarada ah ee Xirfadlayaasha Caafimaadka.

Wasiirka iyo guddiga gabdhaha xirfadlayaasha Caafimaadka, ayaa ka sheekaystay sidii loo hormarin lahaa guddiga ay leeyihiin gabdhaha dhalinyarada ah.Waxaa sidoo kale lagu soo qaaday Shirweynaha 3-aad ee Caafimaadka haweenka Soomaaliyeed iyo kaalinta muuqata ee gabdhaha xirfadlayaasha da’da yar.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Wasiirka ayaa kul dardaarmay ” Waa inaad hormarisaan Xirfada Caafimaadka ee aad maanta u tagan tihiin,Adduunka maanta wuu hormaray,Waxaa wax lagu yahay xirfadda sidaa darradeed hormar intaan ka balaaran ayaan idiin rajaynaa” Ayuu yiri Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Barre Maxamuud.

Kulanka, ayaa qeyb ka ahaa kulamo joogta ah oo Wasiirku la yeesho dhalinyarada Soomaaliyeed ee qeybaha kala duwan kaga jira adeegga bulshada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Xarunta Dowladda Hoose Ee Xamar “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta ” SAWIRRO “

Next Post
Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta ” SAWIRRO “

Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta " SAWIRRO "

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In