Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo deeq lacageed ku wareejisay Xafiiska SNTV ee Yurub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo deeq lacageed ku wareejisay Xafiiska SNTV ee Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ayaa lacag ay ugu talagashay in wax loogu qabto dhinaca qalabka Xafiiska Warbaahint Qaranka uu ku leeyahay bartamada Yurub.

Wasiir Khadiija oo ka hadashay deeqda ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay isu gurmadaan meelkasta oo ay joogaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

“Halkan wax weyn kuma jiraan, daruufaha ugu weyn maalin dhaweyd ayaan arkay wixii aan wax ka qaban karo, kun dollar waa waaye waana kaalmo aan ugu talagalay xafiiska SNTV ee bartamaha Qaaradda Yurub ee iga guddooma, ujeedka aan u bixinayo waa ka warqabka  dadka Soomaaliyeed gudaha iyo dibadda” ayay tiri Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa bogaadisay howlwadeennada Warbaahinta Qaranka meelkasta oo ay dunida ka joogaan sida ay uga go’antahay soo gudbinta iyo isku xirka bulshada Soomaaliyeed.

“Isku xirka danaha shacabka iyo dowladda waa muhiim, xaqiiq waxa aad bulshada u gudbineysaan waa wax aad u muhiimsan, Alle ha idin barakeeyo, waan dareemi karaa daruufta aad ugu adeegeysaan bulshada, waana gaarsiin doonaa marxaladda aad ku shaqeyneysaan madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo aan saaxiibo dhaw nahay, idinkuna sii xoojiya soo tebinta dhacdooyinka Yurub” ayay Wasiir Khadiija hadalkeeda ku soo gebo gabeysay.

Previous Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo siminaar u qabtay Guddoomiye laameedyada degmada “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In