Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhallinyarada oo ka hadlay doorka Wasaaradda uga aaddan dhalinyarada “Sawirro””

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhallinyarada oo ka hadlay doorka Wasaaradda uga aaddan dhalinyarada “Sawirro””
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyaadkaan oo su’alo lagu weydinayay Wasiirka Dhallinyada iyo Cayaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduaahi Xasan Nuux ayaa ujeedkiisu ahaa doorka dhallinyarada ay ka qadan karaan siyasadda dalka.

Dood cilmiyeedka oo ay ka qeyb galeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo wax ka barta Jamacada Plasma ee magaalada Muqdisho ayaa intii uu socday waxa ey Wasiirka weydiyeen su’aalo laxariira arrimaha dhallinyarada, iyadoo Wasiirku uu sharaxaad ka bixiyay doorka Wasaaradda uga aadan in dhalinyarada ay ka qeyb qaataan horumarka dalka

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Abdulaahi Xiireey oo ka tirsan Wasaaradda dhalinyarada soona qaban qabiyay kulanka ayaa tilmaamay in dhallinyarada ay intooda badan wax ka bartaan Jaamacadaha, waxaana uu intaa ku daray in ujeedka dood cilmiyeedka uu yahay sidii dhallinyarada taladooda loo heli lahaa, gaar ahaan kuwooda wax bartay iyo wax baranayo.

Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduaahi Xasan Nuux ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ay dhiiri gelineyso doorka siyaasadda dalka ay ku leeyihin dhallinyarda.

“Siyaasadda dhallinayarada waxa ay tahay in aan idinka idin weydiino, waayo baahida idinka ayaa og, dhallinyarada ayaa laga yabaa inay sheegaan sida loo wajahayo, anaguna aan la nimaadno dhanka doorka nooga aadan oo ah sida aan ku hirgelin lahayn, siyaasadda dhallinyarada oo aan diyaarinay iyo fikirka aad ku dareen” ayuu yiri Wasiirka.

IMG_6649 IMG_6651 IMG_6660 IMG_6665 IMG_6672 IMG_6676 IMG_6685 IMG_6687 IMG_6697 IMG_6699 IMG_6705 IMG_6707 IMG_6708 IMG_6710 IMG_6713 IMG_6714 IMG_6718 IMG_6721 IMG_6724 IMG_6732 IMG_6733 IMG_6734 IMG_6743 IMG_6748 IMG_6751 IMG_6757 IMG_6759 IMG_6760 IMG_6763 IMG_6764 IMG_6766 IMG_6771 IMG_6772 IMG_6774 IMG_6779

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Feereysane”

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska oo gaadiid ku wareejiyay maamulka Jubaland “Sawirro”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska oo gaadiid ku wareejiyay maamulka Jubaland “Sawirro”

Taliyaha ciidanka booliska oo gaadiid ku wareejiyay maamulka Jubaland "Sawirro"

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In