Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhallinyarada oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo hambalyada maalinta dhalinyarada 15_ka May u diray dhalinta Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayey maamulka loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo lagu taageerayey mamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe islamarkaan ay ka qaeyb galayn wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed C/llaahi Xasan (Nuux) siyaasiyiin odayaal iyo  dhalinyaro ka soo jeeda hiiraan ayaa maanta waxa lagu qabtay magaalada muqdisho

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Bile Nuur Cumar oo ku hadlayey afka odayaashii ka qayb galy kulankii maanta ayaa sheegay inay aad u taageersan yihiin isku darka gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, kuwaas oo loo sameynayo dadka ku nool maamul ay isku raacsan yihiin.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo gabo gabada kulanka ka hadlay ayaa sheegay in wax wanaagsan ay ka soo bixi doonaan shirka loo qaban qaabinayo in mamul loo dhanyahan loogu sameeyo labada gobol ee kala ah Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe, isla markaana bulshada degta ay ku farxi doonan.

“Isku darka Labada gobol sida shirkan uu ku aadanyahay tageeradiisa ayaan waxan is leeyahay sida natiijadiisa ay ku dhammandoonto wanaag, waayo shayga markii kheyr laga rajeeyo kheyr ayuu ku dhamaadaa, runtii sharaf ayey ii tahay inaan idin kala soo qayb kalo, shirkaan lagu weynaynayo maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, anaga saxiix ayaa nalaga rabay balse dadka dhisayo waa bulshada” ayuu yiri Wasiirka Dhallinyarada.

 

 

 

Previous Post

Maxaad kala socotaa sababaha dhaliyay weerarka Turkigu ku qaaday ururka PKK

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In