Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada oo sheegay inay diyaarinayaan siyaasad lagu horumarinayo dhallinyarada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo faah faahin ka bixiyay shir uu uga soo qeybgalay Jabuuti “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada dhallinayarada iyo cayaaraha ayaa sheegtay in ay waddo diyaarinta  siyaadda dhalinayarada, si dhalinyaradu ay u helaan fursado shaqo iyo mid waxbarasho

Wasiirka dhallinyarada iyo Isboortiga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan Nuux ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay diyaarineyso siyaasad cad oo lagu hagayo dhalinyarada Soomaaliyeed, si ay u helaan xuquuqda aas aasiga u ah noloshooda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

“Waxaan wadnaa in aan diyaarino siyaasad Qaran oo mideysan, oo lagu muujinayo xuquuqda uu siinaya dhalinyarada, isla markaana shaqo abuur ay ka helaan, diyaarinta sharciyadan waxaa gacan ka geysan doono ardayda Jaamacadaha dalka, oo aan rajeynayo in aan kulamo gaar gaar ah la qaadano” ayuu yiri Wasiirka Dhallinyarada

Wasiirku waxa uu tilmaamay in dhawaan ay Muqdisho ka hirgelin doonaan akadeemiyad lagu horumarinayo dhallinyarada, si looga weeciyo fikadaha qaldan ee ay ku marin habaabinayaan kooxda Shabaab, ayna qeyb ka noqdaan kuwa ka shaqeeya horumarka dalka.

Previous Post

GOS oo Booqatay xarunta tababarka Xulka Qaranka cayaaraha Fudud ”SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka “Ma soconeyso in dawo dhacday laga iibiyo bulshada”

Next Post
Munaasabada lagu soo dhaweeynayay abaalmarinta la guddoonsiiyay Prof Dufle oo lagu qabtay Muqdisho ‘Sawirro”

Wasiirka Caafimaadka “Ma soconeyso in dawo dhacday laga iibiyo bulshada”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In