Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhaqanka France oo Laga Helay Caabuqa Crona.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhaqanka France oo Laga Helay Caabuqa Crona.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Fayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe, Yurub, Ameerika iyo Afrika taasoo ku kaliftay dalal badan inay qaadaan tallaabo adag oo lagu xakameynayo cudurkan oo inta la ogyahay illaa iyo hadda ku dhacay 110,000 oo caalamka kala jooga isagoo dilay in ka badan 3,800 oo qof.

Dalka Faransiiska wararka kasoo baxaya waxay sheegayaan in Wasiirka Dhaqanka dalkaasi France oo lagu magcaabo Frank Rester in baaritaan caafimaad oo lagu sameeyey kadib lagu ogaaday inuu la nool yahay caabuqa Corona.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasaaradda Dhaqanka ee Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in Wasiir Frank Restier lagu sameeyey baaritaan ku saabsan viruska Corona isla markaana natiijada ka soo baxday ay tahay mid sax ah, taas oo macnaheedu yahay in uu ku dhacay fayraska Corona.

Wasiirka dalxiiska ayaa la sheegay in maalmihii danbe uu kamid ahaa guddiyo kala duwan oo Dawladda France u xilsaartay xakamaynta Crona Firus, waxaana haatan loo diiday inuu la kulmo madaxweynaha France Emmanuel Macron.

Cudurka Corona wuxuu gudaha dalka France ku dilay 25 qof gudaha faransiiska isagoo ku dhacay ama saameeyey 1,412 qof dadkaas oo dhamaantoodba ku nool gudaha France waxaanagu lagau karantiilay isbitaalo gaar ah oo loo asteeyey daweynta dadka qaba Caabuqa Crona.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Qaar Kamid ah Dalalka Yurub oo Ogolaaday Inay Qaataan Caruurta Qaxootiga ee Ku Xaniban Xadka Dalkak Turkiga iyo Giriiga.

Next Post
Qaar Kamid ah Dalalka Yurub oo Ogolaaday Inay Qaataan Caruurta Qaxootiga ee Ku Xaniban Xadka Dalkak Turkiga iyo Giriiga.

Qaar Kamid ah Dalalka Yurub oo Ogolaaday Inay Qaataan Caruurta Qaxootiga ee Ku Xaniban Xadka Dalkak Turkiga iyo Giriiga.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In