Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka difaaca oo booqday degmada Garbahaarreey ee gobolka Gedo-SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareysi gaar ah oo warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Gaashanadhigga Dwoladda Federaalka Somaaliya Mudane Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayuu kaga hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, wxuuuna Wasiirku meesha ka saaray wararka sheegaya in ciidanka xoogga dalka ay ka qeyb qaateen daagalada magaalada Gaalakcyo ku dhexmaray Maamulada Puntiland iyo galmudug.

Wasiirka ayaa xusay in Ciidanka xoogga dalka ay dhex dhexaad ka yihiin colaaadda Gaalkacyo, islamarkaana waajibkooda uu yahay inay ilaaliyaan oo ay  bad baadiyaan shacabka .

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

“Waxaan rabaa inaan halkaan ka cadeeyo warar malamahana soo baxayay oo ah in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku lug leeyihiin dagaalada Gaalkacyo oo dad walaalo ah u dhexeeya, shacab badana ay khasaara kasoo gaareeen, ciidanka xoogga dalka waxay leeyhihiin astaamo ugaar ah oo lagu garto, mana ku lug laha wax halkasi ka dhacaya”ayuu yiri Wasiir Diini.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay waxgaradka, ganacsatada iyo culimada Gobolka Mudug inay ku dadaalaan joojinta dagaalka kusoo laa laabtay Magaalada gaalkacyo.

“Waxagaradka,Ganacsatada, culimada iyo maamulada labada gobol waa inay u istagaana joojinta colaadda Gaalkacyo, waayo dad walaalo ah ayaa is dilaya, aniga shaqsi ahaan si gaar ah ayaan ugala hadlay Madaxweynaha iyo Ra’iisul asaaraha dalka in arintaasi si deg deg ah wax looga qabto, weyna garawsadeen marka dadkaas walaalaha ah ha lakala dhaxgalo sidaa ayaan ku baaqayaa”ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya.

Previous Post

Gambia oo ku biirtay dalalka ka baxaya Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC.

Next Post

Madaxda Qaranka oo sagootin u sameysay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Madaxda Qaranka oo sagootin u sameysay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Madaxda Qaranka oo sagootin u sameysay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In