Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo ku soo laabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo ku soo laabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno la socday oo socdaal shaqo ku joogay degmada Caabudwaaq ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, isagooo xusay in socdaalkiisa ay guul ku soo dhamaatay.

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ka hor inta uusan ka soo amba bixin magaalada Caabudwaaq la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mudadii labada cisho ahayd ee uu booqashada ku joogay Caabudwaaq uu kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasi oo uu kala hadlay ka shaqeynta amniga iyo horumarka gobolka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Dadku waxa ay isku raacsanyihiin ilaalinta iyo ka shaqeynta Nabad gelyada, horumarinta gobolka, ilaalinta wada jirka bulshada, taageerada ay u hayaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Galmudug, waa arrin lagu farxado in bulshada ku dhaqan Caabudwaaq iyo guud ahaan Gobolka ay yihiin kuwa diyaar ah ka shaqeynta Nabadgelyada” ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka Wasaaradda Difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mar uu ka hadlayay khilaafaadyadii ka jiray degmada Caabudwaaq ee dhaliyay dagaalkii ka dhacay degmada 24.kii bishan uu ku guuleystay in uu xaliyo, isla markaaka la kala qaado maleeshiyo beeleedyadii halkaasi ku diriray,

2 3 4 5 DSCN4169

Cabdikariin Axmed Bulxan.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo uga tacsiyeysay Dowladda Djibouti geerida Danjire Roble Olhaye

Next Post

Faahin Faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Hotel Jazeera

Next Post
Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadashay qaraxa ka dhacay Hotel Jazeera

Faahin Faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Hotel Jazeera

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In