Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socota howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Saraakiisha Midowga Yurub iyo wasiirka difaaca dalka ayaa ka wada hadlay sidii howlgalka midowga Yurub u labo laabi lahaa tabbabarada ay siiyaan ciidanka xoogga dalka, iyadoo wasiirka ugu mahad celiyay taageerada dib u dhiska ciidanka Soomaaliya ay siiyaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan maanta xafiiskeyga wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay xubno Saraakiil ah oo ka socday Midowga Yurub,” ayuu ku yiri wasiirka qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.
Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo loo soo gaabiyo EUTAM ayaa wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ka gacan siiyay qalabeynta iyo tabbabarada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Mudane Amar dambe, wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudadii uu xafiiska joogay waxaa uu si weyn xil isaga saaray sidii loo tayeyn lahaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, iyadoo la yimid qorshiyaal cusub oo arrintaas lagu dardargelinayo.

Previous Post

Wasiirka Beeraha iyo danjiraha jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo qodobo muhiim ah ka wada hadlay +Sawirro

Next Post

Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada

Next Post
Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada

Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In