Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Duulista Hawada oo ka qeybgashay Kulan looga hadlaayo Duulimaadyada Rayidka ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Duulista Hawada oo ka qeybgashay Kulan looga hadlaayo Duulimaadyada Rayidka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia xildhibaan π…πšπ«ππ¨π°π¬πš 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 π„π πšπ₯,ayaa maalintii 2aad ka qaybgashay kulanka ka socda Magaalada Muqdisho Stone-Town ee gobolka Zanzibar ee dalka Tanzania.

kulan dood-wadaag ah oo la xiriira duulimaadyada Rayidka ah ee dalalka xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ay aasaaseen Maamulka Hawada ee EAC, halkaa oo lagu soo bandhigay badqabka iyo amniga duulimaadyada gobolka iyo guud ahaan caalamka.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Madaxweynaha Zanzibar Mudan Dr Hussein Ali Mwinyi,ayaa daa-furay kulanka Dalkeenna Soomaaliya oo ka mid marinada ugu muhiimsan ee hawada ee Gobolka, taa oo mudnaan u leh inan horumarino, sidoo kalana iskaashi kala yeelano waddamada gobolka dhinacyada badqabka iyo Amniga duulimaadyada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo dalka Bahrain kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka CiraaqΒ 

Next Post

Golaha Wasiirrada oo loo qeybiyay heshiis Iskaashi oo dhanka Difaaca ah oo dhaxmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Next Post
Golaha Wasiirrada oo loo qeybiyay heshiis Iskaashi oo dhanka Difaaca ah oo dhaxmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Golaha Wasiirrada oo loo qeybiyay heshiis Iskaashi oo dhanka Difaaca ah oo dhaxmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In