Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Duulista hawada Soomaaliya oo heshiis la saxiixday Hay’adda Duulimaadyadda Caalamiga ah LATA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Duulista hawada Soomaaliya oo heshiis la saxiixday Hay’adda Duulimaadyadda Caalamiga ah LATA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gadiidka Soomaaliya iyo hay’adda caalamiga ah ee gaadiidka hawada IATA, ayaa maanta magaalada Nairobi ku gaaray heshiis lagu sii xoojinayo iskaahsiga dhaqaale iyo faa’iidooyinka kale ee adeegyada hawada.

Kulankaan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda duulimaadyada Caalamiga ah ee IATA,Waxaana kasoo qaybgaleen Midowga wakiilada duulimaadyada dalxiiska Soomaaliya ee SATA , Ururka diyaaradaha Soomaaliya, Safiirka Soomaaliya ee dalka kenya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Heshiiskan,ayaa waxaa wada saxiixay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardawsa Cusmaan Cigaal iyo ku-xigeenka madaxa IATA ee Africa iyo Bariga Dhexe Kaamil Alawadhi.

Kulanka,ayaa intii uu socday waxa la isla afgartay arrimaha laxiriira hawada Soomaaliya oo ay ka mid tahay,In wixii xilligaan ka danbeeya Soomaaliya la siiyo Code-ka lagu Jaro Tikadhada oo awal aysan heysan.

Heshiiskan, ayaa waxaa qeyb ka ah ballaarinta dhaq-dhaaqyada hay’adda IATA ee gudaha Soomaaliya.Heshiiskan, ayaa yimid kadin markii dhawaan dawladda Soomaaliya ay dib u soo ceshatay heerka koowaad ee Classs A ee ugu sarreeya ee adeegga hawada.

Previous Post

Somali President extends an official invitation to Iraqi President

Next Post

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin

Next Post
Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In