Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka “sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka “sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si loo xoojiyo niyada kooxda Gaadiidka loo xoojiyo ayaa wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo ay wehlyaan agaasimaha guud iyo gudiga gaadiidka ee golaha shacabka waxa kulan qada sharaf ay la qaateen ciyaartoyda iyo maamulka kooxda

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duuliista hawada ee Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow waxa uu sheegay in wasaaradu ay kooxda soo waday 5 sano ee la soo dhaafay iyada oo ay jireen daruufo dhaqaale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar waxa uu tilmaamay inuu ku faraxsan yahay la kulanka maamulka iyo cayaaryahanada kooxda Gaadiidka.

“Waxaa Sharaf noo ah in aan kulan qado sharaf ah la qaadano Maamulka iyo ciyaaryahanada Kooxda Gaadiidka oo ah koox taariikhi waana ku faraxsanahay”

Wasiir Oomaar ayaa balan qaaday in wasaaradiisa ay garab istaagi doonto kooxda kubada cagta ee gaadiidka .

“Waa Koox dhalinyaro ah iyaga iyo maamulkooda wax badan ayay qabteen, ka wasaarad ahaan waxaan diyaar u nahay in aan wixii aan gaysan karno way geysanay hada iyo wixii ka dambeeyana waxaan rabnaa inaan gacan ku dhigno kooxda wax alle wixii ay istaahilaan aan siino dhinac dhaqaale iyo dhinac taageeraba waan ka garab istaagaynaa” ayuu yiri wasiir Oomaar

1943 dii ayaa la aas aasay kooxda Gaadiidka oo hoostagta wasaaradda Gaadiidka iyo duulist hawada ee Soomaaliya waana kooxdii ugu horeysay ee kubadda cagta ah oo laga aas aasay Soomaaliya,  haatana waxay ka mid tahay kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Soomaaliya

Previous Post

Kulan looga hadlayo qabya qoraalka Sharciga Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Xaaladda fatahaada ee wabiyadda Jubba iyo Shabell iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa.

Next Post
Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Xaaladda fatahaada ee wabiyadda Jubba iyo Shabell iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa.

Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Xaaladda fatahaada ee wabiyadda Jubba iyo Shabell iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In