Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka oo booqday Buundada liiq-liiqato oo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka oo booqday Buundada liiq-liiqato oo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Mudane Duraan Axmed Faarax Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Safar shaqo ku jooga Magaalaada Baledwayne ayaa la kulmay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baledwayne.

Wasiirka ayaa Maamulka Gobolka iyo kan degmada ka dhagaystay baahiyaha Gobolka.Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jayte ayaa codsaday in dib-u-dhis lagu sameeyo Garoonka Buulo Burdo oo dhawaan kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ay Qarax ku burburiyeen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wuxuu sheegay guddoomiyaha in Garoonka Buulo Burde uu muhiim u ahaa shacabka Degmada iyo guud ahaanba Gobolka.Guddoomiyaha Degmada Baledwayne Nadar Tabaax Cismaan ayaa Wasaaradda Gaadiidka uga mahadcelisay shaqada baaxada leh ay ka qabteen Garoonka Diyaaradaha Baledwayne Ugaas khaliif.Dhanka kale Wasiir duraan iyo wafdigiisa ayaa booqday Buundada liiq-liiqato oo dayactir lagu sameeyay.

Ugu dambayn Wasiirka iyo Saraakiishii Safarka ku weheliyay ayaa gurigiisa ku booqday Ugaas Yuusuf Ugaas Ugaas Xasan Ugaas Khaliif,isagoona Ugaaska ka dhagaystay warbixin la xariirta horumarka Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee Galmudug oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell oo u geeriyooday Karoona Fayras

Next Post
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell oo u geeriyooday Karoona Fayras

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell oo u geeriyooday Karoona Fayras

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In