Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka oo daah furtay Xarunta dayactirka Diyaaradaha ee Soomaaliya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka oo daah furtay Xarunta dayactirka Diyaaradaha ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Marwo, Fardowso Cusmaan Cigaal, ayaa xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha oo markii ugu horeysay 34-kadib maanta dib loo howl geliyay .

Blue Hanger waa xaruntii ugu horreysay ee lagu hubiyo bedqabka diyaaradaha lagu dayactiro ee burburkii ka dib laga hirgeliyo dalka Waxaana hirgeliyay shirkad ay aasaaseen ganacsatada diyaaradaha

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

“Baahi weyn ayuu dalkeennu u qabay hangarkaan, oo ma jirin meel diyaaradaha lagu dayactiro, oo aad loogu baahnaa 30-kii sano ee la soo dhaafay. Waa Alle mahaddiis in ay ganacsatadeennii ka gudbeen ganacsigii koobiga ahaa ee ku dhisnaa hebel muxuu ka shaqeeyaa iyo maxaa faa’iido leh.” Ayuu yiri Xildhibaan Cabdisaabir Shuuriye

“Ganacsatada Soomaaliyed ganacsiyo aan faa’iido badan lahayn ayay ku mashquulsanaan jireen. Waxaan idiin sheegayaa gaadiidka iyo duulistu waa ganaciga ugu faa’iidada badan. Waxaan idinkaga haynaa fursado waaweyn oo ganacsi. Waxaana rajaynaynaa in aad sidaan oo kale ugu dhiirrataan.” ayay tiri Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal

Soomaaliya ayaa ku tillaabsanayso hormaro lataaban karo,Oo dhan kasto leh.Hab ugu horreeyaan dhannka hormarinta,Duulimaadyada.

Previous Post

Kooxda Kubadda Cagta Toronto FC oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Sacdiyo oo Shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS

Next Post
Guddoomiye Sacdiyo oo Shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS

Guddoomiye Sacdiyo oo Shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In