Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Sheegay In Dowladda Tanasulo Badan Ay U Soo Sameysay Dhisid Maamulka Galmudg

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini oo qeyb ka ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa xafladda Caleema saarka madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hadal uu ka jeediyay xaflada caleema saarka ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan Mudug iyo Galgaduud in ay la shaqeeyaan maamulkani cusub oo uu tilmaamay in uu ka shaqeyn doono horumarinta deegaanada ku abtirsada Galmudug.

Wasiirka gaashaandhiga oo sii hadlay ayaa ugu baaqay maamulka Cusub in uu xaliyo tabashooyinka ay qabaan dadka qaar, wuxuuna ka sheekeeyay dadaalada Soomaaliya ay u soo gashay dhisida Dowlad goboleedka Galmudug oo uu sheegay in tanasulo badan ay sameysay oo qeyb ka ahaa socdaalo uu ku tagay Galgaduud gaar ahaan Guri-ceel oo Ahlusunna uu kala fariistay arrimahani ilaa Ciidamada Dowlada uu ka saaray halkii ay joogeen oo dagaal uu ka dhacay waxaana taasi ay ku timid in Dowladda ay badbaadiso dadkii ka barakacay Guri-ceel ee banaanka diifta ay ku heysay, waxaana uu ku baaqay in wadajirnimada laga shaqeeyo oo gacmaha la isqabsado.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Khudbad Ka Jeediyay Xaflada Caleema Saarka Ee Cadaado Uguna Baaqay Madaxda Dalka In Ay Ka Shaqeeyaan Sii Deynta Maxamed Cabdullaahi Aadan {Tiiceey}

Next Post

In Kabadan 600 Oo Arday Xaflad Qalin Jabin Ah Loogu Sameeyay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
In Kabadan 600 Oo Arday Xaflad Qalin Jabin Ah Loogu Sameeyay Muqdisho “Sawirro”

In Kabadan 600 Oo Arday Xaflad Qalin Jabin Ah Loogu Sameeyay Muqdisho "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In