Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray goobo loogu diyaar garoobayay xuska Maalmaha Xoriyadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray goobo loogu diyaar garoobayay xuska Maalmaha Xoriyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka mid ah Gudiga Qabanqaabada xuska Maalmaha xoriyadda ayaa maanta kormeer ku tagay taalada Daljirka Dahsoon, Taalada Dhagax-tuur iyo goobo kale oo ay ku sugnaayeen qeybo ka mid ah bulshada Caasimadda oo diyaar garoow ugu jiray Xuska Maalmaha Xoriyadda  ,

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  ayaa dhiiragaliyay doorka ay shacabka ka qaadanayaan muujinta astaamaha Qaranka iyo sida loogu xardhay goobaha Ganacsiga  iyo dhammaan goobaha Muhiimka ah ee Caasimadda, taasi oo qeyb ka ah hannaanka lagu weyneynayo xuska tobaadka xoriyadda.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Guud ahaan dalka ayaa laga dareemayaa diyaar garowga Xuska Maalmaha Xoriyadda,  Calanka Jamhuuriyadda ayaa laga taagay  guud ahaan goobo badan oo ka tirsan Degmooyinka iyo Gobollada Dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo bogaadiyay howlgallada ciidamada ee ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post

Dhallinyarro xuska todobaadka xoriyadda ku dhigay garoonka cayaaraha Dhuusamareeb“SAWIRRO”

Next Post
Dhallinyarro xuska todobaadka xoriyadda ku dhigay garoonka cayaaraha Dhuusamareeb“SAWIRRO”

Dhallinyarro xuska todobaadka xoriyadda ku dhigay garoonka cayaaraha Dhuusamareeb“SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In