Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray taliska qeybta 60aad ee Xoogga dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray taliska qeybta 60aad ee Xoogga dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu Wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay Kormeereen taliska Qeybta 60 -aad ee Ciidanka Xoogga, Taliyaha qeybta 60 -aad Sarreeye Guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa ku soo dhaweeyay Xarunta Taliska , waxaana Masuuliyiintan ay booqdeen qeybaha kala duwan ee Hoggaanada Taliska qeybta ee ay ku shaqeeyaan.

Taliyaha qeybta 60- aad Sarreeye Guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa Tilmaamay in isbadal weyn uu ku sameeyay qeybaha kala duwan Taliska qeybta 60 aad, Sidoo kale waxa uu tilmaamay intii uu xilka hayay in guullo wax ku ool ah ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah argagixisadda Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay horumarka ballaaran ee qeybta 60 aad ay sameysay, waxaana uu Ciidanka Xoogga dalka ku ammaanay sida ay ugu go’antahay ciribtirka cadowga , sidoo kale Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga oo kaashaneysa Madaxda Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Dhexe ay sii laba jibaari doonaan tayeynta, qalabeynta , Tababaridda iyo Horumarinta Ciidanka , si looga guuleesto cadowga, loona helo Cudud Ciidan oo lagu faani karo .

Previous Post

Afhayeenka Xukuumadda oo sheegay in Galmudug laga dhowrayo soo gudbinta liiska guddiyada Doorashooyinka

Next Post

Xuska maalinta caalamiga ah ee carruurta Afrika oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska maalinta caalamiga ah ee carruurta Afrika oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska maalinta caalamiga ah ee carruurta Afrika oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In