Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Dawladda Ingiriiska

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Dawladda Ingiriiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ahmed Macalim Fiqi ayaa maanta la kulmay Danjire Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika iyo Americas ee Xafiiska Arrimaha Dibadda Dawladda Ingiriiska. Wefdiga ay hoggaaminaysay Danjire Mathews waxaa ka mid ahaa Danjiraha Dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Michael Nithavrianakis.

Wadahadallada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray hawlgallada socda ee Khawaarijta looga soo horjeedo, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo qorshihiisa kala-guurka, iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo la-dagaallanka argagixisada, iyo doorka muhiimka ah ee Dawladda Ingiriisku ka qaadanayso dadaalladaas. Waxaa sidoo kale si gaar ah loo xusay kaalinta muhiimka ah ee Dawladda Ingiriisku ka qaadato taageerada Soomaaliya ee dhinacyada amniga iyo horumarinta awoodda ciidamada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Gaashaandhigga, Danjire Axmed Fiqi, ayaa Dowladda Ingiriiska uga mahadceliyay doorka firfircoon iyo taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka amniga iyo dib u dhiska hay’adaha dowliga ah.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Indonesia oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo

Next Post

Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In