Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo ciidanka cirka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo ciidanka cirka “SAWIRRO”

?????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo leeyihin ciidanka Cirka Soomaaliya oo laga dhisay xarunta afisiyooni, kuwaas oo dib u dayactir iyo qalabayn lagu sameeyey, waxana xafiisyadani ay qayb ka yihiin qorshaha dib loogu dhisayo ciidanka Soomaaliya, iyadoo munaasabadda furitaanka ay ka qayb galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Guuto Daahir Aaden Cilmi, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha ciidanka badda Admiral Madeey Nuur ,Taliyaha ciidanka cirka Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali โ€œDable Bayloodโ€ iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha ciidanka cirka Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali, ayaa sheegay dhismaha xafiisyada cusub in ay gacan ka siiyeen dowladda Imaaraadka Carabta, sidoo kalana dhinacooda ay bixiyeen qayb kamid ah qarashka, isagoo xusay dhismaha xafiisyadan in ay door ka qaadan doonaan horumarinta iyo shaqada ciidanka Cirka Soomaaliya.

Related posts

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa xusay wasaaradda gaashaandhiggu in ay gacan buuxda ka gaysan doonto sidii mar-kale ay cagahooda isugu taagi lahaayeen ciidanka Cirka oo ah qayb muhiim ah.

โ€œDhowrkii bilood ee lasoo dhaafay waxaan dadaal ugu jirnay dhismaha ciidanka Cirka oo qayb ka ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, waxaan sii wadi doonaan dhismaha ciidanka, maanta waxaan u joognaa qayb muhiim ah oo kamid ah dhismaha ciidanka cirka kuwaas oo yeeshay xafiisyo ay ku howlgalaanโ€ ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga.

Wasiirka ayaa xusay qayb walba oo kamid ah ciidamadda Xoogga dalka in ay heli doonaan adeegyadii ay ku howgali lahaayeen, dowladduna ay ku howlan tahay sidii arrimahaas oo dhan u noqon lahaayeen kuwa taaba gala.

—DHAMMAAD–

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

Previous Post

kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Daawo:M.weynah oo xuska 1-da Luulyo awgeed Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon.

Next Post
Daawo:M.weynah oo xuska 1-da Luulyo awgeed Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon.

Daawo:M.weynah oo xuska 1-da Luulyo awgeed Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon.

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso โ€œSoddonโ€ , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In