Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Daahfuray Kulan looga hadlayay Qorshaha isku dhafka Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Daahfuray Kulan looga hadlayay Qorshaha isku dhafka Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa muqdisho ka daahfuray Kulan looga hadlayay qorshaha isku dhafka ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kulanka waxaa Goobjoog ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowlada, Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socda Urur Gobaleedka IGAD iyo AMISOM, Saraakiil mataleysay Maamul Gobaleedyada Soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa sheegay in qorshahan ay muddo soo waday Wasaaradda Gaashaandhigga oo kaashaneysa IGAD iyo AMISOM isla markaana hada uu meel wanaagsan marayo.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Maxamed Xagaa ahna Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka Ciidamada Qalabka sida ayaa xusay in qaar ka mid ah Dowlad Gobaleedyada laga hirgaliyay xerooyinka lagu tababarayo Ciidamadan Maamul Gobaleedyada qaarna ay meel wanaagsan marayaan.

Ugu danbeyntii Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Xasan Cali Maxamed ayaa sheegay in muhiim ay tahay inaan la siyaasadeen difaaca Dalka loona baahanyahay in si deg deg ah ay ugu howlgalaan sidii ay waqti kooban ugu soo gabagabeyn lahaayeen qorshaha isku dhafka ciidanka.

Previous Post

Cabdi Casiis Lafta Gareen oo loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koofur Galbeed

Next Post

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In