Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Beledweyne Ee Gobolka Hiiraan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Beledweyne Ee Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Odawaa Yuusuf Raage, Xildhibaano Iyo Saraakiil kale, ayaa gaaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Waxaana kusoo dhaweeyay Maamulka Hirshabeele, Sarakiisha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwa ATMIS iyo mamulka Gobalka Hiiraan.

Ka dib markii ay soo gaarayn magaalada Baladweyne, ayaa waxa ay booqdeen Taliska Ciidanka ATMIS ee Ceeljaale, waxa ayna kulama la qaateen Saraakarisha ATMIS iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka iyo maamulka Gobalka Hiiraan, iyagoo ka dhegeystey warbixin xaaladada gobalka.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Socdaalka wafdigaan ayaa kusoo beegmaya xili ay ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka Gobalka Hiiraan oo is kaashanaya ay wadeen howlgalo looga Ciribtirayo Argagixisada.

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Lagu Wareejiyay Dhismaha Xarunta Ay Ku Shaqeyn Lahaayeen

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA Soomaaliya

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In