Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shaaca ka qaaday xilliga ay ATMIS ka baxayso Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shaaca ka qaaday xilliga ay ATMIS ka baxayso Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada Qaranka ay kula wareegayaan mas’uuliyadda amniga iyo bixitaanka ATMIS.

Wasiir Jaamac ayaa yiri: “Ciidamada Qaranka ayaa la wareegi doona dhamaan mas’uuliyadda amni ee dalka oo ay ku jirto dekada Muqdisho iyo gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde”.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasiirka ayaa xaqiijiyay in bixitaanka ciidamada ATMIS ay ku socoto istiraatijiyad ciidan oo si weyn looga baaraan degay, isagoo carabka ku adkeeyay in dekadda Muqdisho iyo garoonka Aadan Cade ay yihiin goobaha ugu dambeeyay ay ka bixi doonaan ciidamada ATMIS.

Wasiirka oo soo hadal qaaday mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa sheegay in dowladdu ay darseyso in howlgalka uu qaab kale yeesho ka dib December 2024-ka.

Ugu dambeyn, wuxuu carabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay hubka ka dhigto cid kasta oo si sharci darro ah u adeegsata.

Previous Post

Ciidamada Xoogga oo la wareegay degaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug

Next Post

Maamulka Madaarrada Israa’iil oo codsaday shaqaale mutadawaciin ah

Next Post
Maamulka Madaarrada Israa’iil oo codsaday shaqaale mutadawaciin ah

Maamulka Madaarrada Israa’iil oo codsaday shaqaale mutadawaciin ah

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In