Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Dalka Iyo Wafdi oo hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kuwait “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga Dalka Iyo Wafdi oo hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kuwait “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga oo u Tagay Kuwait in ay ka qeybgalaan Shirweynaha 2-aad ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Turkiga ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Mas’uuliyin sar sare oo ka soday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Kuwait, Safiirka Soomaaliya ee Kuwait Mudane Cabdulqaadir Amiin Sheikh iyo diblomaasiyiin kale oo ka tirsan Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Kuwait.

Wafdiga Wasiirka ayaa loo dhaadhiciyay Hotel Sharaton oo uu maalin kadib ka furmi doono Shir weynaha Ganacsiga Dalalka Carbeed iyo Turkiga.
Inta uu shirku socdo waxaa la filayaa in uu la kulmo Wasiirka Ganacsiga Kuwait iyo Wasiiradda Ganacsiga Dalalka Imaaraadka, Saudi Arabia, Turkiga iyo Cumaan oo ah dalalka ay Soomaaliya Ganacsiga wadaagaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxa  iyana meesha ka marneyn in ganacsatada balaaran ee Carbeed ee Shirka imaaneysa loogu baaqo in ay maalgashtaan Soomaaliya.

Danjiraha Soomaliya ee Kuwait, ahna hormuudka Safiirada Carbeed ee Kuwait ayaa isaguna kaalin muuqata ka cayaaraya dadaalada lagu doonayo in lagu xoojiyo Iskaashiga dhaqaalaha iyo Ganacsiga Carabta iyo Turkiga.

image-7a52b28cc1eff2eab8620f9c4f18538b5571635d762a942477aa9f09ed3f0f84-V image-529c9cbcd0411a670768105613837868f4412595fdb5972170a0644080d3d4ed-V image-a7b2ac7f4b4cb327ca502cc610949e7d4a6900ef59215f0c271647eead0b66f2-V image-cd998df62133606d940fb8fc0a74057595adbd5e0020af8951775ad95abf3e27-V image-dc2c688a5106a15b562b53aae638a55288e2ca26407552eeabfc186659de0d3a-V image-f702aa52696d25a2eac518243c31688874447981a892e9f851e6f33601ea3382-V image-fef9128ad301ec31a54d7f44fe736ff40a71915965f8d4cced42c31a0e1f04ad-V IMG-20150418-WA0001 IMG-20150418-WA0002

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeed dhinaca amniga la xiriirra

Next Post

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum ” SAWIRO”

Next Post
Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad  lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum ” SAWIRO”

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum '' SAWIRO''

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In