Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo booqday rugta ganacsiga Baxreyn+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo booqday rugta ganacsiga Baxreyn+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay dalka Baxreyn, ayaa wuxuu booqday rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee dalkaasi.

Wasiirka oo booqashadiisa ay ku wehelinayeen madax ka socotay Wasaaradda iyo Ganacsato Soomaaliyeed ayaa halkaas kula kulmay maamulka rugta Ganacsiga wadanka Baxreyn oo uu u soo bandhigay fursadaha Maalgashi ee ka jira dalka, isagoo u sheegay in ay Maalgashan karaan Soomaaliya, sidoo kalena, wuxu Ganacsatada Soomaaliya iyo Baxreyn ku dhiirigeliyey inay sameystaan xiriir Ganacsi oo ku saleysan wax-is-dhaafsi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Intaas kadib, wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxay safarkooda ku soo gebo-gabeeyeen booqasho ay ku tageen Madxafka Qaranka Baxreyn oo ah meel lagu keydiyo taariikhda iyo dhaqanka soo jireenka ah ee uu dalkaasi lee yahay.

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo Toddobaadka Xorriyadda xarigga ka jareysa Mashaariic horumarineed.

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay dalka Qadar ‘Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay dalka Qadar ‘Sawirro”

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay dalka Qadar ‘Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In