Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Oo Talyaaniga uga qayb galaya Bandhig Carweed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga oo ku baaqay in la maalgeshado dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi  uu hoggaaminayo ayaa maanta u Amba baxay dalka Talyaaniga si ay uga qayb galaan Bandhig Carweed  ka socda dalkaas kaasi oo  lagu soo bandhigi doono hidaha uu dalwalibo caank ku yahay.

Bandhig Carweedkaan oo uu  furitaankiisii hore ka qayb galay wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya ayaa socday Muddo lix bilood ah waxaana intii uu socday lagu soo bandhigay   Hidaha iyo dhaqanka uu dalwalibo Caanka ku yahay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan ayaa sheegay in muddo shan iyo labaatan sano kaddib Soomaaliya ay bandhig Carweedkaan ka qayb galayso taas  uu tilmaamay in sababteeda ay tahay ganacsiga Soomaaliya oo kor u gacay.

“sidaan horay idin kuugu sheegay waaye waxaan u soconnaa bandhig carweed lagu qaban doono dalka talyaanig, waa markii ugu horreeysay oon bandhiggaas ka qayb galno, waxaana suurto galka dhigay taa dhaqaalaha Dowladda oo kor u kacsameeyay” Ayuu yiri wasiirka ganacsiga Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Cabdi Cali Gabayre ayaa sheegay in  Shantii Sanaba mar bandhig Carweedkaan la qabto isagoo intaa ku daray in sadexda Bishaan bandhig carweedkaas lagu soo Bandhigi doono  Astaanta qaranka.

Wafdiga uu hoggaaminayo  wasiirka ganacsiga ee maanta u Amba baxay dalka Talyaaniga ayaa hor u dhac u ah wafdi uu hoggaamin doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo gaari doona dalka Talyaaniga si ay uga qayb galaan bandhig Carweedkaas.

Previous Post

Danjire Daahir Geelle oo la kulmay guddoomiyaha Gobolka Riyaad ee Sacuudiga

Next Post

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno ku ridday ee deysanayaal”SAWIRRO”

Next Post
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno ku ridday ee deysanayaal”SAWIRRO”

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno ku ridday ee deysanayaal"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In