Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gargaarka iyo wafdi ay hogaamineyso oo kormeeray xeryaha barakacayaasha Buula-burte “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gargaarka iyo wafdi ay hogaamineyso oo kormeeray xeryaha barakacayaasha Buula-burte “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo  wafdig ay hogamineysay qeybna ay  ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF, ayaa soo garay dagmada Buulo-burte

Ujeedka socdalka wafdiga ay hogamineyso Wasiirka ayaa ahaa ukuur.geladida xaaladda beni’aadannimo ee kajirto degmada Buulo-burte, maadama degmada ay go’doontahay sideed sano.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasir khadija iyo wafdiga ayaa waxa ay soo kormeren goobaha ay daganyihin barakacaysha ee ku yaala duleedka degmada, sidoo kale waxa ay kormeren xarumaha ay ku shaqeyso hay’adda Mercy USA

Kormerka kadib wafdiga ayaa la kulmay maamulka Degmada Buulo-burte odayaasha dhaqanka hay’adaha ka howlgala degmada, ayadoo ka wareysatay xaaladda Degmada iyo qaabka ay u shaqeeyaan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar “SAWIRRO”

Next Post

Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee 5ta sano oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee 5ta sano oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee 5ta sano oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In