Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka: Aniga halkaan uma imaan howlo siyaasadeed waxaan u imaaday dhibaatooyinka xuquuqul insaanka marka inaan Ogaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka “Waxaan qorsheyneynaa in haweenka aan u abuurno xirfado shaqo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sahro Cali Samatar oo ka mid ahayd Mas’uuliyiintii Dowladda ee shalay Booqday Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan Degmada Marka ayaa sheegtay in booqashadeeda marko ay tahay inay wax badan ka ogaato inay jiraan dacadiyo lagula dhaqmay shacabkaas.

“Aniga halkaan uma imaan howlo siyaasadeed waxaan u imaaday dhibaatooyinka xuquuqul insaanka inaan ogaado,  marka mar hore inaan imaaday ahayd si aan wax badan uga ogaado xaaladihiinna” Ayey tiri Wasiirka Haweenka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Si doo kale Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Sahro Cali Samatar ayaa dadka reer marka uga tacsiyadeysay dhibaatadii dhawaan ka dhacday Magaaladaas.

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isna ka mid ahaan Mas’uuliyiintii tagay Magaalada Marka ayaa dadka ka codsaday in ay xoojiyaan Dowladnimada iyo wanaagga Nabadda iyada oo laga Duulayo dhibaatada dagaalka Sokeeye .

“Shabaab yaanan laga cabsan Ilaah ayaa wax dila , shabaab waa Dhiman Adduunka dambi ka soo galay maaha marka inay nagu soo Dhuumaaleystaan annagana aan garabsiinno aan iska Celino innaga oo iskaashanayna Shabaab” Ayuu yiri Madaxweynaha Koonfyr galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe oo Warshiiq ku sii jeeda

Next Post
Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka  Dhageyso

Guddoomiyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe oo Warshiiq ku sii jeeda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In