Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka haweenka DFS oo kula la qadaatay G.Guddiga haweenka Aqalka Sare 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka haweenka DFS oo kula la qadaatay G.Guddiga haweenka Aqalka Sare 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Sareedo Maxamed Xasan oo ay wehliso Senator Samsam Ibraahim Cali ka, ayaa kulan la qaadatay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye

Kulanka, ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray isku xirka iyo wada shaqaynta dhexmarta Guddiga Haweenka Aqalka Sare, Wasaaradda Haweenka.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Iskaa shiga Guddiyada Haweenka Baarlamaannada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo dhammaan ururada Haweenka Soomaaliyeed iyo sidii ay wadajir uga shaqeyn lahaayeen horumarinta Haweenka Soomaaliyeed si ay kaalin wanaagsan uga qaataan hannaanka Dowlad wanaagga dalkeena.

” waa inay haweenka Soomaaliyeed ka tashadaan aayaha ummaddan,dhowrka sanno ku jirtay dhibbaatooyinka kala duwan,Dumar dhisanbaa dalkooda dhistaan ee aan is tageerno”. Wasiirka Haweenka Khadiijo Maxamed Diiriye

Previous Post

Dowladda Qadar oo Muqdisho ka daah furtay mashruuca Sakaatul Fidriga

Next Post

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaanka Dahar Faqay ee Degmada Ceeldheer

Next Post
Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaanka Dahar Faqay ee Degmada Ceeldheer

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaanka Dahar Faqay ee Degmada Ceeldheer

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In