Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ka qeyb gashay shir caalami ah socoday mudo 11 cisho oo laguna qabtay magaalada NEWYORK ee dalka Mareykanka kaas oo looga hadlaayey Xaquuqda Haweenka iyo sidii Haweenka dor muuqda uga qaadan lahaayen Siyaasadaha Caalamka.

Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar oo ah Wasiirka Wasaarada Haweenka oo warbaahinta Qaranka kula hadashay xafiiska Wasaarada Haweenka ee magaalada Muqdisho waxaa ay ugu horeyntii tacsi dadkii ku waxyeeloobay weerarkii maalmo ka hor maleeshiyada UGUS ay ku qaaden Hotelka Maka Al-Mukarama.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Wasaarada Haweenka Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa waxaa ay ka warbixisay shirkii looga hadlaaye xaquuqda Haweenka ee ka dhacay magaalad NEWYORK ee dalka Mareykanka.

Ugu dambeyti Wasiirka Wasaarada Haweenka ee Xukuumada Soomaaliya ayaa tilmaamtay in shirka ka dib ay kulamo la qaaday mas’uuliyiinti ka socotay wadamada caalamka ee ka qeybgalay shirka isla markaana kala hadashay xaaladda haweenka Soomaaliyeed ay ku sugan yihiin iyadoo sidoo kale intii Mareykanka ay joogtay la kulantay Jaaliyada Soomaaliyed ee ku nool gobalka Minisoota.

image_1

image_3

image_5
W/D:Nuur Saciid Tahliil

Previous Post

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacadda PSU”SAWIRRO”

Next Post

Qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya oo Tababar ugu soo idlaaday dalka Turkiga {SAWIRRO}

Next Post
Qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya oo Tababar ugu soo idlaaday dalka Turkiga {SAWIRRO}

Qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya oo Tababar ugu soo idlaaday dalka Turkiga {SAWIRRO}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In