Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim, oo maanta khubad ka jeedisay shirka madashada Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo Muqdisho ka furmay ayaa ka hadashay arrimaha dhowr ah; haweenka, siyaasadda iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha inta lagu jiro doorashooyinka.

Wasiir Xaniifa, ayaa xustay in wasaaraddu ku howlan tahay sidii loo xaqiijin lahaa kuraasta haweenka ay ku leeyihiin golliyaasha dowladda taas oo ah 30%.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Sidoo kale, waxay khubadeeda uga hadashay wada  shaqeynta wasaaradda haweenka ay la leedahay kuwa dowlad goboleedyada gaar ahaan arrimaha la xiriira haweenka iyo dhowridda xuquuqul insaanka.

Wasiirka Haweenka Soomaaliya, oo hadalkeeda sii wadata ayaa carrabka ku adkeysay ahmiyadda ay leedahay in la ilaaliyo xoridda qofka guud ahaan gaar ahaan xilliga doorashada.

Wasiir Xaniifa ayaa ugu baaqday laamaha garsoorka gaar ahaan xeer ilaalinta in ay caddaaladda hor keenaan qof kasta oo xadgudub u geysta haweenka si uu u wajaho garsoorka.

Previous Post

Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiinah+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka.

Next Post
Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka.

Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In