Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenke Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaartay Gaalkacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenke Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaartay Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda haweenka maamulka Koonfur galbeed  Soomaaliya Faadumo Cumar Abuu oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Binti Ibraahim Cali iyo la taliyaha wasaaradaasi Maryan Maxamed Nuur ayaa maanta  gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wafdigani ayaa markii ay gaareen magaalada Gaalkacyo waxaa garoonka diyaaradaha gaalkacyo ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka Galmudug iyo  qaar ka mid ah bulshada ku nool magaaladaasi.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Soo dhaweyn kadib ayaa waxaa si wadajir ah saxaafada ula hadlay wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug Sahro Maxamed Cali iyo  xubnihii ka socday wasaaradda haweenka maamulka koonfur galbeed soomaaliya

Sahro Maxamed Cali wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo ugu horeyn la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan yihiin imaanshiyaha wafdigan islamarkaana ay uga mahad celinayaan aqbalaada casuumada ay ka aqbaleen waxaana ay tilmaantay in ujeedka imaanshiyahoodu uu salka ku hayo laba arimood oo ah kormeer ku aadan xaalada ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ee ku sugan deegaannada Galmudug kuwaasi oo intooda badan ah dad  ka soo barakacay Gobolada koonfureed ee Dalka iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa ilaalinta xuquuqul insaanka

Wasiirka wasaaradda haweenka maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Faadumo Cumar Abuu ayaa iyana waxa ay sheegtay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay soo gaaraan magaalada Gaalkacyo islamarkaana ay uga Mahad celinayaan wasiirada haweenka Galmudug casuumada ay u fidisay Mahad celin ka dib waxay ay faah faahin ka bixisay u jeedka socdaalkooda kaasi oo ay ku sheegtay hadafka ugu weyn inuu yahay in ay kala qeyb galaan munaasabad lagu dhagax dhigayo xarun cusub oo loo dhisayo wasaaarada haweenka Galmudug

Wafdiga wasaaradda haweenka maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa  inta ay ku sugan yihiin gaalkacyo  booqan doonaan xeryaha barakacayaasha ee magaalada Gaalkacyo.

B C D E vlcsnap-2015-05-23-18h05m48s236 vlcsnap-2015-05-23-18h05m58s101  vlcsnap-2015-05-23-18h06m58s188 vlcsnap-2015-05-23-18h07m44s150 vlcsnap-2015-05-23-18h08m05s113 vlcsnap-2015-05-23-18h08m18s219 vlcsnap-2015-05-23-18h08m59s140 vlcsnap-2015-05-23-18h08m59s140_1 vlcsnap-2015-05-23-18h10m35s81 vlcsnap-2015-05-23-18h11m31s59  vlcsnap-2015-05-23-18h12m03s182 vlcsnap-2015-05-23-18h12m19s91 vlcsnap-2015-05-23-18h12m34s246

Sawir Qaade:- C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Next Post

NUSOJ Oo Cambaareysay Caburinta Lagu Hayo Wariyeyaasha Ka Howlgala Deegaannada Ay Maamulaan Puntland Iyo Ahlu sunna

Next Post
Wakiil Wareedka Idaacada Kulmiye oo Gaalkacyo lagu dhaawacay iyo NUSOJ oo ku Baaqday Baaritaan deg deg ah

NUSOJ Oo Cambaareysay Caburinta Lagu Hayo Wariyeyaasha Ka Howlgala Deegaannada Ay Maamulaan Puntland Iyo Ahlu sunna

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In